Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka dowlada hoose ee degmada Boosaaso ayaa soo sarey awaamiir ku socota gawaarida qaada dhagaxaanta, Carada iyo qashinka xaafadaha magalada ee aan xireynin daboolka geedaal ee gaariga sidaasi darteedana uu gaawriga inta uu socoda uu ku daadineyaan arada iyo dhegaxantaba Wadooyinka magalada taasina ay aheyn mid u wanaagsan bilicda iyo dib u dayacatirka goobaha kala duwan ee magalada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir