Degmada Balcad Oo Laga daah-furtay Hanaanka Dhismaha Golaha deegaanka.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda daah-furka Hanaanka Dhismaha Golaha degaanka degmada Balcad Waxaa ka soo qeyb galay Bulushada qeybaha kala duwan, maamulka degmada,iyo kan gobolka Shabellaha dhexe , iyo masuliin iskugu jira wasiiro iyo xilidhibaano ka tirsan labada golle ee Dowladda Hirshabeelle.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here