Dab khasaare geystay Oo ka kacay Iskuul ku yaala Baydhabo

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dab xooggan xalay ka kacay Dugsiga Ridwan Primary and Secondary School-Baidoa, oo ka mid ah goobaha Waxbarasho ee Magaalada Baydhabo Sida la xaqiijiyay, dabka ayaa ka dhashay koronto,wuxuuna si gaar ah u saameeyay dhamaan Fasalada uu ka kooban yahay Iskuulka, iyadoona ay gubteen kuraas, sabuurado iyo agab kale oo waxbarasho ah.

Shaqaalaha Dugsiga iyo dadweynaha Xaafadaha ku dhow Iskuulka ayaa isku dayay in ay damiyaan dabka, balse wey ku guul dareysteen waxaa halkaasi ku baab’ay Agabkii Iskuulka Ali Abdi Salaad Maamulka iskuulka Ridwaan ayaa Faafaahin ka bixiyey sida dabka uu ka kacay

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here