Tartan kubadda Cagta ah Oo Loo qabtay Da’yarta Baydhabo.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ciyaarahan Laga bilaabey Xaafada Horseed gaar ahaan Jidka Sodonka ayaa loo qabtey dhalinyarada Taban iyo laba jarada ah kaa soo ay soo qaban qaabiyeen Dhalinyarada Xaafada iyagoo uga tala galay in lagu dhiiri geliyo Caruurta intii ay waxyaaba kale ku mashquuli lahaayeen

Tartanka ayaa waxaa ka qeyb gali doonaa ilaa Taban kooxood oo kala duwan inta uu socdo qaar kamid ah Ardeydii soo qaban qaabisey Ciyaarahan ayaa waxay ka hadleen Muhiimada ay u leedahay in ay qabtaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here