Shirka dhismaha Xafiiska Shaqaalaha Rayidka Oo ka Furmey Kismaayo.

0
48

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ku qabtay Shir ujeedkiisa uu ahaa ka qeyb qaadashada Daneeyayaasha Dhismaha Xafiiska Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka.

Kulanka ayaa ka qeyb galay Gudoomiyaha Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland,Madaxa Mashruuca Saab Ee Jubbaland,Madaxa Mashruuca saab ee Her federaal, qaar ka Mid ah Shaqaalaha Wasaradaha iyo Howlwadeenada Gudiga Shaqada iyo Shaqaalaha Rayidka Jubbaland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here