Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Nugaal oo uu weheliyo Xoghayaha Dowladda Hoose Mudane iyo Mas’uuliyiin kale ayaa kormeer shaqo ku tagay Aaga seeraha loo asteeyay dhul daaq-simeedka Xoolaha ee Dooxooyinka Cada-dheero iyo Janteela ee Deegaanka 22’aad Degmada Garoowe.
Sidoo kale kormeerka waxaa qayb ka ahaa Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Wasaaraddaha Degaanka, Caafimaadka, Madaxa Amniga Degmada, Booliiska, Guddoomiyaha Deegaanka 22’aad, Odoyaasha iyo Waxgaradka Deegaanka 22’aad ee Degmada Garoowe.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi