Arday Ka Aflaxdey Macahadka Imaamu Dahabi Oo Xaflad loogu qabtay Laascaanood

0
33

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Munaasabadaan oo aheyd mid shahaadooyin lagu gudoonsiinaayey Ardey dhameysatey Qur’aanka kariimka Laguna abaalmarinaayey Ardeyda kaalimaha hore gashey tartanka teeramka hore ee 204 ilaa 2025 ee dhigata Macahadka Imaamu Dahabi magalada laascanood Waxaa goob joog ka ahaa maamulka iyo macalamiinta Machadka Waladiin Culumo Baxda waxbarshada iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here