Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ganacasatada iibisa hilibka geela ee degmada hamar weyne ayaa ah kuwa ka Abanaaya in Mudooyinkii danbeba ay soo wajaxadey suuq Yeri Ayigoona u sababey in sida aadiga ah hilibka qiimihiisu uu fadhiyo Laakinse aan jirin cid ka iibsata maadama dhaqala xuma ka jirta dalka waxeyna ay shegeen In hadii qiimaha maciishada uu hoos u dhaca ayiguna ay heli lahayeen fursado ay dadka hilibka kaga gataan.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir