Shacabka Deegaanka Ceel-gaal Oo dalbadey Horumarinta Adeegyada Bulshada.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku nool Deegaanka Ceel-gaal ayaa Casuumaad u Fidiyey Madax ka tirsan Maamulka Hirshabeele kan Gobolka Hiiraan iyo kan Blaadweyne kadib markii ay Mudo kala dhexeeysey kala Aragti duwanaanka dhankan Maamulka ah taasoo keentey in dib u dhac ku yimid dhamaan Adeegyada Bulshada dhismiyaasha kaabayaasha dhaqaalaha iyadana ay wax horumar ah ku gaari waayeen.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here