Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Laga Sameeyey Magaalada Baydhabo.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudaha Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa lagu sameeyay Howlgal lagaga hortagaayey waxyabaaha Liidka ku ah Amaanka iyadoo Ciidamada Booliska Baaritaan ku sameeyay Gaadiidka iyo dadweynaha Magaalada.

Wasiirka Wasaarada Arimaha Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Xassan Abdikhadir,Wasiir kuxigeenka wasaaradda Amniga,Taliyaha Booliska Gobolka Baay ayaa qeyb ka ahaa Baaritaankan ay sameynayeen Ciidamada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here