Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Iidow Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa waxaa laga bilaabey Qaliimo kala duwan ee lagu sameynaayo Qiimaha Jirka, sida Daaweynta iyo Qaliimada lagu sameynaayo Qumanka, Sanka,dhegaha iyo qeybo kale.
Qaliimadan oo Socon doono Mudo ayaa hada lagu sameeyay Dhowr qof, kuwaas oo lagu guuleystay Qaliinkooda, waxaana Qaar kamid ah Dadka loo sameeyay Qaliimadan oo ka hadlay ayaa ka mahadceliyay Barnaamijka Qaliinka ah ee ay heleen.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday