Bandhiga Tartanka Orodada Oo Lagu qabtay Degmada Arabsiyo.

0
35

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartankan Orodada ah ayaa loo qabtey Ardeyda Dugsiga Badbaado Ee Degmada Arabsiyo oo ah markii Sedexaad la qabto kaas oo loogu talagalay in lagu dhiiri geliyo Ardeyda Iskuulkaas wax kabarata maadama Orodku uu qeyb ka yahay Caafimaadka Bulshada.

Munaasabda Ardeyda ku soo Bandhigayeen Tartanka Orodka ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Maamulka Soomaaliland Madaxda Gabiley kan Degmada iyo qeybaha kale Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here