Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland ayaa gaadiid ay soo gaday Wasaaraddu ku wareejiyay Xarunta dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda ee maamulka ,Xarunta dhexe ee Dakhliga ee Garowe,Cashuuraha Beriga Boosaaso iyo kastamka gobolka nugaal
Munaasabadda wareejinta gaadiidkan oo ah afar gaari ayaa ka dhacday Xarunta dhexe ee Wasaaradda waxaana ka soo qayb galay Agaasime guud ku-xigeenka Dakhliga, Agasimaha Waaxda Furdooyinka, Agaasimaha waaxda Cashuuraha berriga, Madaxa Gadiidka iyo Mas’uulyiinta loogu tala galay in ay gaadiidkan la wareegaan.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani