Arday Baratay Hingaada Qur’aanka Oo Xaflad loogu qabtay Baladxaawo.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madarasada Sanaabil oo ah meel lagu barto hingaada iyo xifdinta Quraanka ayaa soo qaban qaabisey Xaflad shahaadoon lagu gudoonsiinaayey Ardey baratey Xifdinta quraanka

Xaflada waxaa ka soo qeybgaley Masuuliyoonka Degadamada Baladxaawo Waalidiinta Ardeyd Dhameystey Hingaada iyo Xifdinta iyo marti haraf kale oo xaflada lagu casuumey

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here