Warshad Rinjiyeysa Baabuurta Oo Laga Hirgeliyey Degmada Laascaanood.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Warshadan ayaa Rinjiyeyneysa Baabuurta kala duwan oo markii ay aan laga helin dalka gaar ahaan Deeganada Maamulka SSC Khaatumo Xarunteeda ugu horeysana laga furay Magaalada Laascaanood, si loo daboolo baahida sii kordheysa ee dib-u-cusbooneysiinta baabuurta iyadoo ay soo saari doonta midabka saxda ah oo la mid ah kii asalka ahaa ee baabuurka, iyadoo sidoo kale laga heli doono qaybaha kala duwan ee rinjiga.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here