Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Newcastle.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa laga yaabaa in aanu is badalku samayn shaxdiisa kulanka caawa ee ay la ciyaari doonto Newcastle kulanka lugta 2-aad ee Semi-final-ka Carabao cup-ka.

Gunners ayaa aadi doonta St. James’ Park iyaga oo 5/1 kaga badiyay Man City Axadii.

Xiddiga Havertz ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda Arsenal kulanka.

Sidoo kale Xiddiga Lewis-Skelly ayaa ku bilaaban Oona daafaca Bixid ee kooxda Arsenal:

Halkan kaga bogo shaxda ay Arsenal kaga hor tagi karto Newcastle:

Raya; Timber, Saliba, Gabriel, Lewis-Skelly; Odegaard, Partey, Rice; Martinelli, Havertz, Trossard

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here