Mashruuc Qiimaha Korontada hoos Loogu dhigayo Oo Laga Hirgelinayo Berbera

0
27

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Magaalda Berbera ayaa waxay kamid tahay Magaalooyinka Soomaaliya Bulshada ku nool ay si qaali ah Lagu helo Adeegga  Korontada oo ah waxyaabaha ugu Muhiimsan Noloshada Aadanaha Xiligan Dunida aanu joogno taasina waxay caqabad dhaqaale ku noqotey dad badan oo aan awood badan u heynin in ay si joogta ah iskaaga bixiyaan Biilka Korontada

Shir Jaraaid uu ku qabtey Magaalada Hargeysa Wasiirka Tamarta iyo Macdanta JSL Eng Axmed Jaamac Barre ayaa sheegey in dhawaa Berbera maadama madaxweynuhu Berbera u ballan qaaday koronto jaban xilligii ololaha Wasiirka ayaa sidoo kale xusey in Meelaha dhibaatada Korontada wax loogu qabanayo ay kamid tahay Magaalada Hargeysa

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here