Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada KG ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay madax ka socotay xafiiska UNSOM Soomaaliya, gaar ahaan qeybta arrimaha xaquuqda aadanaha .
Kulanka wasiirka iyo wafdiga hay’adaha caalamiga ah waxaa ka qeybgalay Guddoomiyaha Ururka Wariyeyaasha Koonfur Galbeed iyo madax kale oo ka tirsan Wasaarada Warfaafinta KG
Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani