Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Kooko Foundation ayaa waxaa Kaamam ku yaalaa Deegaan ka tirsan Magaalada Jowhar ka Hirgelisay Ceel-Biyood ay Baahi weyn u qabeen Dadka Barakacyaasha ah ee degan halkaasi.
Kowther Maxmuud Buule loo garan ogyahay Kooko Buule oo ah Gabadh Caan ka ah Baraha Bulshada gaar ahaan barta YouTubka, oo ay dhawaan ka gaartey 1,Million ayaa Gaartey halka ay Ceel-biyoodka ka hergalisey ee jowhar, si ay Xariga uga jarto.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday