Ardey Baratey Cilmiga Caafimaadka Oo Shahaada Lagu Gudoonsiiyey Baydhabo

0
11

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Machadka Barashada luuqadaha iyo Caafimaadka Kobciye International College ayaa Ardayda waxa ka barata iskuulka Tababar u soo xiray kaas oo ku saabsanaa Basic Pratical Skills Health oo Ardayda u socday mudo 15 maalmood ah Xirfadooda Caafimaadka kor looga qaadayay si ay ugu Faa’ideystaan

Ardeyda Tababarka la siiyey ayaa la Gudoonsiiyay Shahaadooyin iyadoona loo qabtey Munaasabad lagu dhiiri gelinaayey oo ay ka soo qeyb galeen bahda Waxbarashada iyo marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here