Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Shacabka Deegaanka Dambal Ee Hoos yimaada Degmada Baydhabo soo Food saartey Xaalad Biya yari maadama uu halaabay Matoorkii Ceelkii u saarnaa waxaa taasi ka jabaabay Qof Muxsin ah Oo Deegaanka ka soo jeeda isagoo soo iibiyey Motoorkii La saari lahaa Ceelka Deegaanka si Bulshada uga dhaansadaan
Goobta Lagu wareejinayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Odoyaasha dhalinyarada Aqoonyahanada Deegaanka iyo Maamulka iyadoona halkaasi looga hadlay baahida loo qabey Matoorkan iyo sida looga Faaideysan karo
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir