Mashruuca Damal Caafimaad Oo Laga Daah-furey Degmada Diinsoor.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mashruuca Damal Caafimaad lagu dahafuray degamada diinsoor Xarumo caafimaad oo ay bulshadu baahi weyn u qabeen oo sii toosa looga hirgeliya Maadaama baahiyaha caafimaad ee bulshada ku nool deegaanka Tuloyin oo u dhow degmada Diinsoor ay ka jirtay daryeel caafimaad daro

Dahafurka ayaa waxa ka soo qeyb galay Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Guddoomiye kuxigeenka Degmada, Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Degmada, Agaasimaha guud ee Isbitaalka Degmada iyo masuuliyiin kale oo si wadajir ah xiraga ugu jaray.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here