Madaxweynaha KG Oo Saxiixey Sharciga Xuquuqda Naafada.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Madaxweynaha Dowladda KG Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Saxiixay Shrciga Naafada KG oo ay Diyaarisay Wasaarada Haweenka iyo xuquuql insaanka Dowladda Koonfur Galbeed.

Wasiirka Wasaarada Haweenka iyo xuquuql insaanka Marwo Shamsa Maxamed Yarow, Agaasimaha Madaxtooyada Mudane Cabdifataax Mahad iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay Gaar ahaan Xafiiska Xuquuqul Insaanka ayaa Goobjoog ahaa Munaasabada Saxiixa Sharciga Naafada.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here