Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii uu Magaalada Baydhabo u soo gaarey Howlo shaqo Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS Yuusuf Maxamed Aadan ayaa waxaa uu booqasho ku tagey Xaruunta Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Wasiir Yuusuf Maxamed Aadan Ayaa waxaa Xaruunta ku soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koonfur Galbeed, Wasiir ku xigeenka iyo shaqaalaha Wasaaradda, waxaana uu kormeeray Xafiisyada kala duwan ee Wasaaradda.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday