Kooxaha Premier League Sameeyay Saxiixyadii Ugu Badnaa Suuqii January.

0
27

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxa la soo afjaray suuqa kala iibsiga January iyada oo kooxaha premier League si fiican isku xoojiyeen.

January ayaa ahayd mid ay kooxo badan saxiixyo cusub sameeyeen si y isku xoojiyaan.

Sidoo kale waxa jira kooxo aan wax saxiix ah samayn suuqii January isla markaas aanan ku mashquulsanayn suuqii xidhmay.

Kooxda Man City ayaa ah kooxda samaysay saxiixyada ugu badan suuqii January intii uu furnaa.

Kooxda Tababare Guardiola ee Man City ayaa la soo saxiixatay 6 xiddig intii uu furnaa suuqa January.

Waxa ku xigta kooxda Bournemouth kuwaas oo sameeyay 4 saxiix intii uu furnaa suuqa January.

Kooxaha Brighton, Ipswich, Wolves Iyo Sothampton ayaa sameeyay suuqii January min 3 saxiix.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here