Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Gobolka Shabeelaha Hoose waxa uu kamid yahay Deeganada Sanooyinkii ugu dambeesey sameynayay Horumaro dhinaca Amaanka, Ganacsiga iyo dhismiyaasha,
Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa wada dadaalo lagu Hormarinaya Arimaha Amniga Ganacsiga Deegaanka ceelasha Biyaha ayidoona laga bilaabey diwaangelinta Goobaha Ganacsiga Waxayna si wada jir ah u booqdeen Goobaha kala duwan ee Ganacaiyada Deegaanka Ceelasha biyaha ayigoona ka hadley sidii ay u dhaqan geli lahayeen awaamiirta uu horey maamulka u soo sarey.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir