Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Beerta Ummadda ee Gobolka Banaadir, oo qeyb ka ah qorshaha horumarinta Caasimadda Muqdisho ayaa waxaa dhagax dhigay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Maxamed Axmed Amiir.
Goobta Dhagax dhiga ee Mashruucaan oo laga hirgelinaya Degmada Waaberi ayaa waxaa Munaasabadda dhagax dhigga goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Degmada Waaberi Mudane Maxamed Sayid Cali, Agaasimeyaal iyo qeybaha kala Duwan ee Bulshada.
Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed