Taliska Booliska Soomaaliya Oo Soo Saaray Awaamiir Lagu sugayo Amniga Caasimada.

0
25

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada Soomaaliya ayaa Awaamiir ka soosaartey dadka Ajaaniibta ah ee ka dhexshaqeeya Gudaha Soomaaliya taasi oo ah in ay qataan warqada cadeyta danbi la,aanta oo ay bixiyo hogaanka Booliiska Soomaaliya ee CID

Taliska Booliiska Soomaaliya ayaa sheegey in arintaan loogu gol leeyahay sugida Amniga Dalka iyo wadashqeynta Laamaha Amniga iyo shacabka Soomaaliyeed

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here