Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dab xoog leh ayaa xalay saqdii dhexe ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn magaaladda hargeysa ee Gobanimo ,daminta dabka ayaa saacado kaddib lagu guuleystay in la damiyo, hase yeeshee waxaa uu geystay khasaare maaliyadeed oo xoog leh sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa booqday soona kormeeray khasaaraha ka dhashay dabkii xalay qabsaday suuqa ganacsiga ee gobonnimada, qaybtiisa idaacadda.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani