Kulanka wadatashiga Dhismaha Xafiiska Gudiga Shaqaalaha Rayidka Oo Lagu Dah-furay Baydhabo.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Sharma’arke Maxamed Kuulow, ayaa magaalada Baydhabo ku daahfuray kulan wada-tashi ah oo looga hadlaayey dhismaha Xafiiska Guddiga Shaqaalaha Rayidka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaalliya, kaasoo dhawaan si rasmi ah loo bilaabi doono dhismihiisa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here