Xaflad Lagu dahfurayay Tartan Qur’aanka Kariimka ah Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xafladda Furitaanka Tartanka Qur’aanka Kariimka Mu’asasadda Al-Manaara Ee Magaalada Baydhabo kaasoo loo qabanayo Ardeyda Dugsiyada ku barata Qur’aanka Kariimka Waaana Sanadkii Labaad si kor loogu qaado barashada iyo Akhriska Qur’aanka

Munaasabadaan ayaa waxa ka soo qeyb galay maamulka mu’asasada, culumada, bahada waxabashada , waladiin , Gancatasada Madax ka socotey Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyo bulushada qeybahayda kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here