Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhawaanahan waxaa magaalada kismaanyo ee xaruunta maamulka jubaland xaafado kamid ah laga dareemayey dabelo aad u daran kuwaas oo bacaad farabadan dhigey wadooyinka xaafadaha qaar ee magaalada
Maamulka degmada kismaanyo oo arintaasi ka jawaabaya ayaa waxaa uu xaafada New kismaanyo ka bilaabey howlo bacaad xaafada saameynta ku yeeshey dib loogu qaadayo islamarkaana dib loogu furayo wadooyinkii uu bacaad ku xirey
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi