Daaweyn Caafimaad Oo Loo Sameeyey Barakacayaasha Degmada Dhahar

0
28

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dawladda hoosee ee degmada Dhahar iyo isbitaalka Ammaana oo iskaashanaya waxa ay daawayn iyo baadhitaano caafimaad u sameeyeen Dadka barakacayaasha ee ku noool kaamamka degmada

Gudoomiyaha degmada dhahar Bashiir maxamed maxamed ciise ayaa ka warbiyay adeegada caafimaadka isbitaalka Amaana soo gaarsiiya Dadka barakacayaasha ee ku noool kaamamka degmada oo la xanuunsan daawa la,aan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here