Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankani oo lagu qabtey Magaalada Baydhabo ayaa ahaa mid lagu Wacigelinaayey ciidamada booliska ee Xaruumaha saldhigyada Magaalada Baydhabo Si uu Amniga u ahaado mid aad u adag Maadama uu Ciidamada ay masulliyada bulshada dusha ka saran tahay.
Waxaana goob joog ka ahaa gudoomiyaha gobolka baay, saraakiisha Ciidamada amaanka baydhabo wasiirka wasarada Warfaafinta Dowlada Konfur Galbeed iyo Mas’uuliyiin kale.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir