Bulshada Baydhabo Oo soo dhaweeyay Wadooyin Laga hirgeliyay Xaafadaha.

0
21

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa Sanidii dambe ka socda Horumaro kala duwan dhanka Wadooyinka sida kuwa dhaxmara Xaafadaha Magaalada ee laga sameeyo dhagaxaanta Kabal istoonka ama Interlockga iyo kuwa Laamiyada waaweyn taasoo Magaalada hada Fududeeysey isku socodka dadka iyo Gaadiidka oo markii hore dhibaata ka jirtey

Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Abdullahi Ali Watiin Ayaa kormeerey wadooyin cusub oo laga dhisey Xaafadaha Wadajir iyo Howlwadaag ee Degmada Waxaana Kor meerka ku wehlinayey Agaasimayaasha waaxaha dhulka iyo injineerada Dowladda Hoose ee Degmada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here