Biyo Yari soo wajahdey Dadka ku nool Deegaanka Busley Degmada Baydhabo.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tan iyo Markii uu Yaraadey Roobka waxaa sii adkaaneysa Xaalada Biyo La,aan ee ka jirta Deegaano iyo Degmooyin ka tirsan KG iyadoona meelaha qaar Warihii biyaha uga jirey sii Gurayaan taasoo saameyn kala duwan kala kulmaya Dadka iyo Duunyada

Deegaanka Busley oo Hoosyimaada Magaalada Baydhabo ayaa waxaa ka jirta Xaalad adag oo dhanka biyaha ah iyadoona Wartii deegaankaas dadku ka dhaansan jireen ay biyaha ka sii yaraaneyso islamarkaana ay hada isbedeleen taasina halis ku tahay Nolosha Bulshada

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here