Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gebiley Somaliland ayaa waxaa Laga daah-furey Tartanka Oradka, Kaas oo ay ka qeyb-gali doonaan Dhalinyarada kala duwan ee Degmadasi, iyadoo sidookale la gaarsiiyey agab sports.
Munaasabad lagu qabtay Xaruunta Degmadda Arabsiyo oo lagu shaacinaayey Tartanka Oradka, ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Ciyaaraha Somaliland, Gudoomiyaha Degmada, Masuuliyiin kala duwan iyo Bulshada Degmada.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday