Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo uu Gudoomiyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa waxaa looga hadlay Arimaha Amniga, Bini’addanimada, Maamul Daadejinta iyo Hormarinta Adeegyada Bulshada ee Koonfur Galbeed.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday