Qoysas Hoy la,aan ku noqday Dab ka kacay Xero Barakac ku taala Baydhabo.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka Barakacayaasha Jilibow Xaafada Towfiiq Ee Magaalada Baydhabo oo markii hore ay ahaayeen kuwa la noolaa daruufo kala duwan Guriyahoodana ka sameysnaa Baakado Baco iyo Geedo la isdul saarey ayaa dab qabsadey Basbeeliyey inkaastoo aan qasaaro Nafeed ka dhalan balse hada soo wajahdey Hooy La,aan.

125 Qoys ayuu saameeyey Dabkaas ka kacay Xerada Jilibow kuwaas oo hada Hooy ka dhigtey Geedaha Hoostooda si ay uga gabadaan Qoraxda Maalinkii maadama aysan helin meel ay si ku meel gaar ah Xitaa u degaan ayna u sii dheertahay Cuno iyo Biyo La,aan Sida ay sheegeyso Hooyo Nuuno Ali Daa’uud oo Todobo Carruur Agoon ah heysata

Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here