Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo u dhaxeeyay Wasaarada Gargaarka Maareynta iyo Musiibooyinka Koonfur Galbeed iyo Madaxda Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha Samafalka ee Guud ahaan Koonfur Galbeed ayaa waxaa uu Diirada lagu saaray sidii looga Hortagi lahaa Biyo Yarida iyo Cuno Yarida ka jirta Degmooyin ka tirsan Koonfur Galbeed.
Kulanka oo ay Goob Joog ka ahayeen Wasiirka Wasaarada Gargaarka Koonfur Galbeed, Wasiirka Biyaha Koonfur Galbeed , Maamulka Gobolka Baay iyo Gudoomiyaha Degmada Baydhabo ayaa sidoo kale looga hadlay sidii Qorshe loogu yeelan lahaa Deeqihii Gargaar ee Bixin jirtay Dowladda Mareeykanka ee hakadka la geliyey.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday