Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Munaasabada Lagu Dah-furaayey Qorsahaha Istaaraajiidiyada Amniga Qaranka Ee 2025-2029 ayaa waxaa Goobjoog ahaa Ra’isul kuxigeenka XFS Wasiirada Amniga Dowlad Goboleedyada, Saraakiisha Amniga, Quburada Arimaha Amniga, Xilibaano iyo Marti Sharaf kale
Qorshahan ayaa ah sidii Soomaaliya u yeelaan lahayd Qorshe Amni buuxa oo Istaraajiyadeed Mustaqbalka si loo gaaro Amni buuxan oo laga hirgeliyo dalka oo dhan taasoo Muhiim u ah maadama Amniga uu saarta gal ka dhigi karo in Horumaro waaweyn la gaaro
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady