Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maamulka gobolka Togdheer ka degmada Burco iyo Masuuliyiinta Wasaaradda deegaanka Soomaaliland ayaa soo bandhigay gaadiid siday dhuxul sharci darrada ah iyadoo wasarada deegaanka horey uga digtay ka ganacsiga dhuxsha iyo xaalufinta dhirta.
Wasaaraddu waxay xustay in xaalufku aanu kaliya keenayn nabaad-guurka sidoo kale saamaynaya isbeddelka cimilada ee meelaha ay abaaruhu saameeyeen.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi