Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan kusaabsanaa qoraalka qorshaha qaranka ee Siyaasadda kala-guurka Cadaaladda ayaa waxaa Magaalada Baydhabo ku daah-furey Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed.
Waxaa Daah-furka Tababarka ka qeyb galey Wasiiiro, Agaasimiyaal, Madax ka soctey Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU, Shaqaalaha Wasaaradda iyo Ururada Bulshada Rayidka.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday