Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qoysaskan ayaa dhibane u ah colaado ka jirta Magaalada Ceerigabo Ee Gobolka Sanaag , kuwaas oo u horseeday inay naftooda kala soo cararaan. Noloshooda ayaa isbeddeshay markii ay ku qasbanaadeen inay u soo nolol doontaan xeryaha, kuwaas oo dadkii horay u degganaa nolosha maalinla ah aysan ku filinayeen.
dadkaan oo hada ku barkacay degaanka carta Ee degmada carmo ayaa Noloshooda hore aheyd mid isku dheeli tiran, maaddaama ay dhaqaale kaafiya ka heli jireen wax soo saarka beertooda, balse hadda waxaa ku adag inay cunno helaan hal waqti.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi