Dhismaha Kaabayaasha dhaqaalaha Oo Ka Socda Degmada Baraawe

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismayaasha danta guud ee ka socda Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa kormeerey Agaasimaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Guryeynta Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Qaasim Sheekh Axmed.

Agaasimaha oo Kormeerka ay ku wehlinayeen Qaar kamid ah Injineerada Kambaniyada dhisaya Magaalada ayaa Booqdey Dhismaha ku socda Wadada xiriirisa Air-port-ka Diyaaradaha iyo Magaalada, Xaruunta TB-yada ee Isbitaalka, iyo Xaruunta Dhalinyarad ee Degmada Baraawe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here