Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasarada Arimaha gudaha ee fadaraalka iyo dibb u Heshiisiinta Dowlada Gobolledka Jubbalan ayaa Tababar u qabtey Shaqaalaha Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen maamulka degmada qaar ka mid ah howl wadeenada wasarada iyo Masuuliyiin kale.
Tababarka ayaa ahaa mid ku saabsan aqoon iswaadaarsi kor looga Qaadaayey xirfada shaqaalaha dowlada hoose Gaar ahaan Waaxda Maaliyada ee dowlada hoose ee degmada kismaayo ayidoona Looga Danleeyahay sidii loo Hormarin lahaa Adeegyada Bulshada ee ay Dowlada hoose ka hayso magalada Kismaayo.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir