Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si sare loogu qaado adeegyada muhiimka u ah Bulshada Deegaanka Shalanbood Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa halkaasi gaarey Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Wasiirka wasaarada amniga Xildhibaano ka tirsan BFS Wasiir ku xigeenka Arimha Gudaha iyo Maamulka Degmada Marka
U jeedka kormeeka ayaa ahaa la socdka xaalad guud waxaan ay booqasho ku tageen Madaxda xarunta Maamulka iyo Isbitaalka Deegaanka Iyagoo gaarsiinay lacag si ay wax yaabaha ay u baahan yihiin ay uga caawiso
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady