Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maalinta Caalamiga ah ee Waxbarashada waxaa la xusaa 24-ka Janaayo sanadkasta, Maalintaan oo ay ku dhawaaqday Qaramada Midoobay ayaa loo dabaaldegay doorka ay Waxbarashadu ku leedahay Nabadda iyo Horumarka.
Dalalka Caalamka oo Maalintan loogu dabaaldegayo ayaa waxay hoosta ka Xariiqaysaa Muhiimadda ay Waxbarashadu u leedahay in ay tahay Xuquuq Aas-aasi ah iyo Mas’uuliyad Dadweyne.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday