Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Masuuliyiin ka tirsan dowlada Puntland oo ay ka mid yihiin xubno Gollaha wasiirada, Xildhibaano isugu jira heer Puntland iyo heer degmo, Saraakiil aminiga Waxgarad iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer shaqo iyo u kuurgelid ku tegay deegaanka Anqor oo ka tirsan Degmada Boosaaso
Waxaana si diiran u soo dhaweeyey Masuuliyiinta Shacabka deegaanka ayigoo yeeshey Kulumo looga arinsanaayey baahiyaha dadku ay Qabaan sidii wax looga qaban lahaa halka Masuulyiintuna ay Kala hadleen Shacabka Adkaynta Amniga guud ee degaanka.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir