Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaaha Degmada Dhuusamareeb Abdirahman Ali Mohamed Geedqorow” oo ay walinayaan,Taliyaha Ciimada Hiil Walaal Jabuuti iyo Saraakiisha Ciidanka Xooga dalka oo gaaray Deegaanka Ceel Cali Mire ayaa biyo dhaamin iyo daawo gaarsiiyay dadka ku dhaqan Deegaanka ceel cali mire.
Dadkaan oo u badan Reer Guuraa ah kana soo roob raacay Deegaano kala duwan dadka deegaanka ayaa Maamulka Caasimadda, Ciidamada Dowlada iyo kuwa Hiil Walaal Ee Jabuuti ugu mahadceliyay Gurmadka ay u sameyeen.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady